Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiraxmaan Caga weyn oo loo doortay xildhibaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Doorashada Galmudug aya xalay qabtay Doorashada Kursiga HOP#095 oo ay tartan adag ku wada galeen murashixiinta kala ah:-

1 – Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud

2 – Maxamuud Nuur Iimaan

3 – Maxamed Saciid Faarax

Seddax Musharax ayaa ku tartamay kursigaan oo wareeg labaad la isla aaday, waxayna wareegii koowaad kala heleen Maxamed Saciid 44-cod, Cabdiraxmaan Cagaweyne 35-cod, halka Maxamuud Iimaan uu helay 20-cod, waxaana wareega labaad u gudbay Maxamed iyo Cabdiraxmaan.

Cabdiraxmaan Cagaweyne ayaa wareegii labaad ku guuleystay codad dhan 54, halka Maxamed Saciid oo laga guuleystay uu helay 47-cod.

PUNTLAND POST

The post Cabdiraxmaan Caga weyn oo loo doortay xildhibaan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this