Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka oo sheegay in uu burburiyay Hubkii Ciidamada Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn,baabuurta gaashaaman iyo kuwa qaada gantaalaha.

Xarumahan ayaa waxa  ka mid ah afar xarumood oo laga hagi jiray taliska ciidanka Ukraine,hal xarun isgaarsiinta ah,saddex saldhig sidoo kale waxa la burburiyey 54 bakhaar oo lagu kaydin jiray qalabka militariga iyo Rasaasta.

Tan iyo markii uu Ruushka bilaabay dagaalka uu ku hayo Ukraine 24-kii Febraayo, in ka badan 2.5 milyan oo qof ayaa u qaxay dalal kale, iyadoo ilaa 2 milyan oo kale ay ku barakaceen gudaha dalka.

PUNTLAND POST

The post Ruushka oo sheegay in uu burburiyay Hubkii Ciidamada Ukraine appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this