Sign in to follow this  
Deeq A.

Kursiga HOP#204 Oo La Hakiyey Doorashadiisa!

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga doorashooyinka dadban ee SEIT Koonfur Galbeed Soomaalaiya ayaa hakiyey qabashada doorshada kursi ka tirsan golaha shacabka BJFS, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo, waxaana tirsigiisu yahay HOP#204.

Guddiga ayaa hakinta doorashada kursigaan oo horay loo shaaciyey waxaa uu ku sheegay cabasho laga soo gudbiyey waxaana ay sheegeen in la hakiyey doorashadiisa  kursiga inta laga xalinaayo cabashada laga keenay HOP#204.

Kursigaan ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaan Macalin Cali Aadan.

No photo description available.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this