Sign in to follow this  
Deeq A.

Ruushka oo Masuul sare oo u dhashay Dalka Ukraine afduubay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ruushka oo Masuul u dhashay Dalka Ukraine afduubay

mayor.jpg

Sida uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba,Ciidamada Ruushka ayaa afduubtay duqii magaalada koonfurta ku taalla ee Dniprorudne.

Yevhen Matveyev ayaa noqonaya duqii labaad ee magaalo kutaala Ukraine ah oo ay afduubaan ciidamada Ruushka saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, ka dib markii duqa magaalada Melitopol ee u dhow la sheegay in Jimcihii la xiray.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this