Sign in to follow this  
Deeq A.

Yuu La Kulmi Doonaa Madaxweyne Biixi Inta Uu Ku Sugan Yahay Maraykanka?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Biixi, oo shalay socdaal ugu baxay Maraykanka ayaa la kulmi doona mas’uulliyiin ka tirsan dawladda Maraykanka, Xildhibaano ka tirsan golaha Koongarayska, Tijaarta waddankaasi iyo weliba Bulshada Rayidka ah.

Xogtan waxa shaaciyay xoghaya gaarka ah ee madaxweyne Biixi.

FB_IMG_1647165431216.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this