Sign in to follow this  
Deeq A.

Weftigii Madaxweyne Biixi Oo Caawa Ka Ambo-baxay Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Weftigii Balaadhna ee uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda ka ambo-baxay Madaarka Bole International Airport ee Magaalada Addis-ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, halkaasi oo ay ku qaateen qadar nasasho ah, waxaanay dhammaan weftigu u baxeen Dalka Maraykanka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this