Deeq A. Posted March 11, 2022 Dawladda Sucuudiga oo fasaxday Dhoofka Xoolaha Somaliland Dawladda Sucuudiga ayaa fasaxday Dhoofka Xoolaha Somaliland, kuwaas toos u tegi doona dalka Sucuudiga. Faysal Cabdi Xasan Dawaare oo ka tirsan Shirkadda Xoolaha Dhoofisa ee ALJAABIR, ayaa xaqiijiyey warkan. Sucuudiga ayaa mar la gaadho wakhtiyada xajku soo dhawaado waxa ay ogolaan in dhoofaha loo dhoofiyo dalkeeda. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites