Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanno Kale Oo Qaatay Mashruuca Rarka Daamurka Jidka Ceerigaabo Ee Laga Qaadayo Dekedda Berbera

Recommended Posts

Deeq A.   

Mashruuca rarka Daamurka Jidka Ceerigaabo ee laga qaadayo Dekedda Berbera waxa qaatay dhawr Xildhibaan, Mudanayaashi la doortay qaar badan metelaada shacabka waxa kaga weyn mashruuca naftooda ay u raadinayaan. Xildhibaanku wuxuu Wakiil ka yahay ummaadda bacadka u taagnayd saacadaha badan ee ka sugaayay rejada isbedel, Xildhaanka doonaya macaash mashruuc meherad ha furto!
W/Q Maxamed Sidiiq Dhamme xoghayaha arrimaha bulshada Xisbiga Waddani

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this