Sign in to follow this  
Deeq A.

Doorashada saddex kursi oo maanta lagu qabanayo Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee Heer dowlad Goboleed ee Maamulka HirShabeelle ayaa lagu wadaa in ay maanta Beledweyne ku qabtaan dorashada saddex kursi oo kamid ah golaha shacabka.

Kuraastaas waxa kamid ah kursiga Hop#030 oo uu horay ugu fadhiyay xildhibaan Daahir Amiin Jeesow kaas oo loo saadaalinayo in mar kale dib loogu doorto.

Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee heer Federaal ayaa qoraal ayaa sheegay in ay hakiyeen doorashada saddexdaas kursi balse mar kale caddeeyay in ay dib u fasaxeen.

PUNTLAND POST

The post Doorashada saddex kursi oo maanta lagu qabanayo Beledweyne appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this