Sign in to follow this  
Deeq A.

Gaadiidleyda Garoowe oo ka cabanaya qiima koror ku yimid shidaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaadiidleyda ku dhaqan caasimadda Garoowe ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha shidaalka.

Sicirka shidaalka ayaa maalmo kooban gudahood qiima koror laga dareemay magaalada Garoowe sida ay sheegayaan gaadiidleyda.

Waxaan hadda tanag naafto ah ku iibsaday $19 Dollar maalmo ka horna wuxu ahaa $14 Dollar” ayuu yiri mid kamid ah gaadiidleyda.

Waxa xusid mudan in uusan jirin qiima koror ku yimid shidaalka la keeno Garoowe balse arrintan ku koobantahay kaalmaha shidaalka oo keliya.

PUNTLAND POST

The post Gaadiidleyda Garoowe oo ka cabanaya qiima koror ku yimid shidaalka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this