Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaaraha Sweden Oo Ka Hor Timid In Sweden Ku Biirto Gaashaanbuurta NATO

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Sweden)-Raysal Wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson ayaa salaasadii ka hor timid baaqyada mucaaradka dalkaasi ka imanaya ee ah in Sweden ay ku biirto gaashaanbuurta NATO.

Dalka Ruushka ayaa si weyn u diiddan in Sweden iyo Finland ay ku biiraan gaashaan-buurta NATO, waxaana uu sheegay in labadaasi dal ay cawaaqib la kulmi doonaan haddii ay kamid noqdaan xulfadan NATO.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this