Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo isbeddel ku samaynaya Hoggaanka Maxkamadda Ciidamada

Recommended Posts

Deeq A.   
deni-s-816x542-1.jpg?resize=816%2C542&ss

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu kala diro Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada Culus ee Puntland.

Dhinacyo kala duwan ayaa xaqiijiyay in Madaxweynuhu dhowaan kala dirayo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo danbiyada culus ee Puntland si loo dardar geliyo Shaqada socota.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa la filayaa in uu Guddoomiye cusub u magacaabo Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida islamarkaana isbeddel ku sameeyo Guddoomiyaasha Derejada kowaad ee Maxkamadaha Ciidamada.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo isbeddel ku samaynaya Hoggaanka Maxkamadda Ciidamada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this