Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal ka socda magaalada Beledweyne

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal ayaa ka socda nawaaxiga xarunta madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Beledweyne.

Dagaalka ayaa sida wararku sheegayaan u dhexeeya ciidamada Ilaalada madaxtooyada Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan qaar kamid ah musharrixiinta doonaya kuraasta Baarlamanka ee Beledweyne taal.

Weli faahfaahin sugan lagama hayo kbasaaraha ka dhashay dagaalka labada dhinac oo ku salaysan khilaafka kuraasta golaha shacabka ee laga soo doorto Beledweyne.

PUNTLAND POST

The post Dagaal ka socda magaalada Beledweyne appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this