Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Arimaha Debeda S/land Oo Shaqadii Ka Joojiyay Wakiilkii Somaliland France U Joogay

Recommended Posts

Deeq A.   
Wasiirka Arimaha Debeda S/land Oo Shaqadii Ka Joojiyay Wakiilkii Somaliland France U Joogay
 kayd.jpg
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland  Ciise Kayd Maxamuud ayaa la sheegay in uu shaqadii ka joojiyay Wakiilkii Somaliland u joogay Faransiiska.
Warkan oo uu baahiyay Telefishanka Horyaal ayaa intaasi ku daraya in shaqo joojintani ay ka dambaysay ka dib markii waraysi uu wakiilku uu bixiyay uu ku sheegay in mar walba uu taageersan yahay Jabuuti isaga oo xilligaasi ku sifeeyay in ay tahay dal magaciisu uu ku faafay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this