Sign in to follow this  
Deeq A.

Mashruuca Timirta Bisha Ramdaan waxa ka mida shirkadaha ku tartamaya shirkadda (HORSEED) oo ay leeyihiin 5 Xildhibaan Xisbiga KULMIYE

Recommended Posts

Deeq A.   

Qandaraaska Timirta Afurka Ciidanka Qaranka ?

Mashruuca Timirta Bisha Ramdaan waxa ka mida shirkadaha ku tartamaya shirkadda (HORSEED) oo ay leeyihiin 5 Xildhibaan oo ka mida Mudanayaasha Muxaafadka Xukuumadda Xisbiga KULMIYE, Mudanayaashaa waxa saaran xil ka weyn Timir iyo mashruuc oo waxa u yaal xeer iyo metelaad shacab.

FB_IMG_1646478069374.jpg

Waxa qoray Maxamed Sidiiq Dhamme, Xoghayaha arrimaha bulshada ee Xisbiga Waddani

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this