Deeq A. Posted March 3, 2022 (SLT-Ukraine)-Britain ayaa ku dhawaaqday qeybtii ugu horreysay ee cunaqabateyn ka dhan ah dalka Belarus oo ku saabsan taageerada ay u fidisay duullaanka Ruushku uu ku qaaday dalka Ukraine. Tallaabadan ayaa imanaysa maalmo uun kadib markii Britain ay cunuqabateyn kusoo rogtay bangiyada Ruushka iyadoo u mareysa xannibaadda hanaanka caalamiga ah ee lacag-dirista bangiyada ee loo yaqaano SWIFT. Source Share this post Link to post Share on other sites