Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland: Ciidamadii goostay laamiga Ceeldaahir oo Caawa isaga guuray

Recommended Posts

Deeq A.   
1-1.jpg?resize=720%2C540&ssl=1

Ciidamadii goostay laamiga degaanka Ceeldaahir ee Gobolka Bari oo sida la sheegay taageersan Wasiir Jamaal Maxamed Xasan ayaa isaga baxay halkaas.

Ciidamada oo ku hubaysnaa noocyada kala duwan ee gaadiidka dagaalka ayaa fiidnimadii Caawa isaga guuray laamiga inkastoo aan weli la ogayn halka ay aadeen.

Ciidankaas ayaa sacaado xannibay isu socodka gaadiidka laamiga dheer gaar ahaanna degaanka Ceeldaahir.

Isu-socodka laamiga ayaa haatan caadi ku soo laabtay sida ay sheegayaan dadka ku sugan Ceeldaahir.

PUNTLAND POST

The post Puntland: Ciidamadii goostay laamiga Ceeldaahir oo Caawa isaga guuray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this