Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaalka Ruushka Iyo Ukraine Oo Saameeyey Dalal Carab Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Ukraine)-Dagaalka Ukraine ee Ruushka uu soo qaaday ayaa galay maalintii lixaad, wuxuuna saameyn ku yeeshay dalal badan oo ay ka mid yihiin kuwa ku yaalla Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika oo Carab ah.

Dalal badan oo ku yaalla gobolkan ayaa ku tiirsan raashin maalmeed laga sameeyo dalagyo laga soo dhoofiyo dalalka Ukraine iyo Ruushka, ayada oo durba la dareemayo sare u kac ku yimid cuntooyinka qaar ee dalalka Carabta qaarkood.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this