Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Si Rasmi Ah Uga Hadashay Dagaalka Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland markii ugu horraysay si rasmi ah uga hadashay duullaanka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine.

Somaliland ayaa nabad u rajaysay bulshada reer Yukrayn islamarkaana gacan siinaysa dadka reer Somaliland ee halkaa dagaalku ku qabsaday iyaga oo farriin u dirtay

ciise.png

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this