Deeq A. Posted March 1, 2022 (SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland markii ugu horraysay si rasmi ah uga hadashay duullaanka Ruushku ku qaaday dalka Ukraine. Somaliland ayaa nabad u rajaysay bulshada reer Yukrayn islamarkaana gacan siinaysa dadka reer Somaliland ee halkaa dagaalku ku qabsaday iyaga oo farriin u dirtay Source Share this post Link to post Share on other sites