Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi loo magacaabay Garbahaarey

Recommended Posts

Deeq A.   
Rooble-3.jpg?resize=1000%2C772&ssl=1

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magacaabay Guddi soo qiimeeya xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee Garbahaarey.

Guddiga oo ka kooban 7 xubnood ayaa isu jira xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Guddiyada doorashooyinka, waxayna ka soo talo bixin doonaan habka ugu suuro galsan ee doorashada Garbahaarey ku qabsoomi karto.

Magacaabida Guddigan ayaa lagu go’aamiyay shirkii 24 February ee Madasha Wadatashiga Qaran.

FB_IMG_16460577422297173.jpg?resize=635%

PUNTLAND POST

The post Guddi loo magacaabay Garbahaarey appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this