Sign in to follow this  
Deeq A.

Wadahadalo Toos Ah Oo U Furmay Ukraine Iyo Ruushka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Belarus)-Sawirro ayaa billaamay inay kasoo baxaan wada hadalada waftiyo ka kala socda Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadda ka aloosan xadka labada dal.

Shirkan ayaa waxaa uu ka dhacayaa xadka u dhaxeeya labadda dal ee Ukraine iyo Belarus.

Kulanka kahor, Madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in dalkiisa uu doonayo xabbad joojin degdeg ah, iyo ka bixitaanka ciidammada Ruushka.

Dhanka kale, Ruushka ayaa sheegay inuu doonayo in la gaadho heshiis faa’iido u leh labadda dhinac.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this