Deeq A. Posted February 28, 2022 (SLT-Belarus)-Sawirro ayaa billaamay inay kasoo baxaan wada hadalada waftiyo ka kala socda Ukraine iyo Ruushka, iyadoo laga wada hadlayo xalka colaadda ka aloosan xadka labada dal. Shirkan ayaa waxaa uu ka dhacayaa xadka u dhaxeeya labadda dal ee Ukraine iyo Belarus. Kulanka kahor, Madaxweynaha Ukraine, ayaa sheegay in dalkiisa uu doonayo xabbad joojin degdeg ah, iyo ka bixitaanka ciidammada Ruushka. Dhanka kale, Ruushka ayaa sheegay inuu doonayo in la gaadho heshiis faa’iido u leh labadda dhinac. Source Share this post Link to post Share on other sites