IL CAPO Posted September 7, 2004 Inta Dumar dunida dulsaaran Adigaan Kuugu Jeclahay Dirham iyo Dahab Deeq walboo jirta Adigaa igala darajo sareeya Daruuraha dushoodaan Daar Xariir ah kaaga dhisi lahaa, Dayaxana Damaashaad baan Dushiisa kugu geyn lahaa Inaan ku Daryeeloo Daar Xalaal ah degno Diinteenna macaanna Dariiqeeda toosan qaadanno, Dulmi inaan kaa xoreeyoo Daacad kuu ahaado Darajaad iga mudantahay illeyn Dumarka in lagugu qurxiyo ayaa Dunidaba laguu keenaye inta Dumar dunida dul joogta Dahabooy adigaan kaa doortaye intaan dunidaan dul saaranahayna ogoow dumar kale waa iga xaaraam inuu dareen iga galo ama damace Daacad inaan kuu ahaadoo weligeen isku duubnaano ayaan ku duceystaa Daaim Allah inuu inaga dhigo kuwii is daryeeloo is darajeeya ee adigana Deeqooy aamiinta inoo badi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Flavine Posted September 13, 2004 -> wolf whistles! wow.. gabayaa khatar aa tahee! mashallah but really u shouldnt have gone into that much trouble... i know, i know, i feel the same way too.... waan kaftamayaa e dont worry bro Quote Share this post Link to post Share on other sites
IL CAPO Posted September 16, 2004 Flavine, If I was friends with your Daddy, I would have asked him for your hand but unfortunately I don't know him and in that case I can't afford you especially now that I am linked to a girl named "Broke" and I don't think she is going to let me go that easily because she is the only girl in the whole world that i know who is evil enough to look me in the eyes and say "Baby I Love You" and still cheat on me for some gumbo mother lover who's been possessed by a retarded Ghost. Quote Share this post Link to post Share on other sites