Sign in to follow this  
Deeq A.

Boosaaso: Maxamuud Xayir Ibraahim oo lumiyay Kursiga Hop#142

Recommended Posts

Deeq A.   
Maxamuud-Xayir.jpg?resize=870%2C580&ssl=

Isinka Guud ee Beesha Cali Saleebaan (Majeerteen) Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil ayaa kursiga Hop#142 u asteeyay Beesha Biciidyahan Cali.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Beeldaajaha oo loo gudbiyay Madaxweynaha Puntland iyo Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa lagu go’aamiyay in kursiga Hop#142 sannadkan loo xiro Beesha Biciidyahan Cali.

Kursigan waxa horay ugu fadhiyay Wasiiru-dowlaha Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim oo ka soo jeeda Beesha Cawlyahan Cali (Cali Saleebaan).

Halkaan ka akhriso Go’aanka

3-16.jpg?resize=1000%2C1395&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Boosaaso: Maxamuud Xayir Ibraahim oo lumiyay Kursiga Hop#142 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this