Sign in to follow this  
Deeq A.

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo asteeyay Kursiga Hop#190

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16459992570343975.jpg?resize=720%

Isimka beesha Siwaaqroon (Majeerteen) Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin (Calbari) ayaa u asteeyay kursiga Hop#190 beesha jibriil Cawl-yahan ee Abokor Cabdiraxmaan.

Kursiga ayaa lagu asteeyay warqad ka soo baxday xafiiska Beeldaaje Ismaaciil oo loo gudbiyay Madaxweynaha Puntland iyo Guddiga Dooraashooyinka Dadban, warqadaas oo nuqul ka mid ah ay soo gaartay Puntland Post.

Kursiga Hop#190 ee Golaha Shacabka oo ka mid ah kuraasta todobaadka dambe lagu dooran doono Boosaaso, waxaa sanadihii la soo dhaafay ku fadhiyay Cabdinaasir Siciid Muuse.

Halkaan ka akhri warqadda

Beeldaajaha.jpg?resize=810%2C1080&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo asteeyay Kursiga Hop#190 appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this