Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxwaynaha Biixi Oo Xilalkii Ugu Badnaa U Magacaabay Beeshiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxwaynaha Somaliland ayaa wakiilada Beesha Caalamka Somaliland Sad-bursiiyo ugu Daray Beeshiisa.

Madaxwayne Biixi ayaa 8  Wakiil oo Beeshisa ah u Magaacabay Wadamada Mihiimka ah ee Somaliland Xidhiidhka la leh.

halka Beela Waawayn oo Somaliland daga aanay Wakiilo lahayn, Kuwa kale Hal iyo Wax la mida uu siiyay.

Muuse Biixi Cabdi ayay Mucaaradku Ku Xantaan Madaxwayne Qabiilku ku Wayn yahay oo Saamiga Beelaha kale siiyay Beeshiisa.

Akhri Qabiilada ay ka soo Jeedan Safiirada Somaliland

1. Safiirka Uganda. Sacad Muuse. Gabiley Clan

2. Safiirka Jabuuti. Sacad Muuse. Gabiley Clan.

3. Safiirka Sweden. Sacad muuse. Gabiley Clan

4. Safiirka Finland. Ciise Muuse. Gabiley Clan

5. Safiirka Norway. Sacad Muuse. Gabiley Clan

6. Safiirka Holland. Sacad Muuse. Gabiley Clan

7. Safiirka Taiwan. Sacad Muuse. Gabiley Clan

8. Safiirka Jarmalka. Ciise Muuse. Gabiley Clan

1. Safiirka Maraykanka. Gadabguursi

2. Safiirka Kannada.  Gadabguursi

3. Safiirka Faransiiska Gadabguursi

1. Safiirka UK. East Burco Clan

2. Safiirka Kenya. East Burco Clan

3. Safiirka Yaman. East Burco Clan?????

4. Safiirka Midowga Afrika. East Burco Clan.

1. Safiirka Imaaraatka. Toljeclo

2. Safiirka Holland. Toljeclo

1. Safiirka Turkiga. East Sanaag Clan

1. Safiirka Sucuudiga. Sool clan

2. Safiirka China. Sool clan

1. Safiirka Itoobiya. Arab

2. Safiirka Koonfur Afrika. Arab

3. Safiirka Wadamada Bariga iyo Galbeedka Afrika  Kenya jooga. Mr Dhakaar. Arab

4. Ergeyga wada-hadalada Soomaaliya. Arab

West Burco Clan

1. Safiirka Belgium. West Burco Clan. Habar Yoonis

Xigasho: Saxafi Cawil

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this