Sign in to follow this  
Deeq A.

Khasaaraha Naf & Hub ee ilaa hadda gaadhay Ciidamadda Ruushka Dagaalka Ukraine oo faahfaahsan:-

Recommended Posts

Deeq A.   

Khasaaraha ilaa hadda gaadhay Ciidamadda Ruushka Dagaalka Ukraine oo faahfaahsan:-

ruush-3.jpg

Wasiir ku xigeenka difaaca Ukraine ayaa soo saartay qiyaasta khasaaraha ay sheegtay in ciidamada dalkaasi ay u geysteen Ruushka ilaa hadda.

Ukraine waxay ku qiyaastay khasaaraha ilaa haatan gaaray militariga Ruushka i inay kala yihiin:

•4,300 oo dhimasho ah

•27 diyaaradood

•26 helikobtar

•146 taangi

•706 baabuurta gaashaaman ee dagaalka

• 49 madfac

•1 Nidaamka difaaca hawada Buk

• 4 Grad hababka riditaanka gantaallada badan

•30 baabuur

•60 booyadood

•2 diyaaradood oo drons-ka ah

•2 doomood

Halkan ka Daawo Gubashada Baabuurta Ruushka

Video of that destroyed Russian Tigr-M vehicle in Kharkiv. https://t.co/2shuctUVlg pic.twitter.com/t1TrNJE9Fx

— Rob Lee (@RALee85) February 27, 2022

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this