Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo War Kasoo Saaray Dacwadda Kursiga HOP#045

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga xalinta Khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah waxaa uu ku daray baaritaan uu sheegay guddiga in lagu samaynayo dacwad laga gudbiyey kursiga tirsigiisu yahay HOP#045 ,oo dhowaan lagu doortay magalada Baraawe ee  Koonfur Galbeed ,iyadoo uu kusoo baxay Maxamuud Axmed Maxamed.

Kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadiyey wasiirka Batroolka xukuumadda  Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed, kaas dacwad ka gudbiyey xildhibaankii  lagu doortay 16-kii bishaan Baraawe waxaana guddiga qoraalkiisa lagu xusay in dacwada kursiga ay tahay mid taabanaysa saami-qeybsiga Koonfur Galbeed beelaha ku dhaqan si hoosana loo baari doono dacwadda.

                                                     Halkaan ka Akhriso qoraalka guddiga

FB_IMG_1645892735967.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this