Deeq A. Posted February 26, 2022 Maamulka guud iyo dhamaan shaqaalaha shabakada caalamiga ah ee Qarannews, waxa ay taxsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Xuseen Rooble, anaga oo ka tacsiyadaynayna geerida ku timid hooyadood Hodan Fadal Imaan. Waxa aanu si gaar ah u taciyadaynaynaa Cabdi Xuseen Rooble, iyo dhamaan reerka oo dhan waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu marxuumada Janadii Fardawsa ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo. Aaamiin Qaran News Share this post Link to post Share on other sites