Deeq A. Posted February 26, 2022 Shil Halisa oo ka dhacay Bariga Hargeysa,Waxa sababay+Sawirro shilkan gaadhi ayaa waxa oo uu sababay laba gaadhi oo noocoodu yahay Booyad iyo mid Vitz (Tukhaan). Ma jiraan wax dhimasho ah balse Dhaawacyo soo gaadhay dadkii saarna labada Gaadhi aya loo qaaday Dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites