Sign in to follow this  
Deeq A.

Shil Halisa oo ka dhacay Bariga Hargeysa+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Shil Halisa oo ka dhacay Bariga Hargeysa,Waxa sababay+Sawirro

shilkan gaadhi ayaa waxa oo uu sababay laba gaadhi oo noocoodu yahay Booyad iyo mid Vitz (Tukhaan).

Ma jiraan wax dhimasho ah balse Dhaawacyo soo gaadhay dadkii saarna labada Gaadhi aya loo qaaday Dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa.

shil3.jpg Shil2-1024x768.jpg
Shil1-768x1024.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this