Sign in to follow this  
Deeq A.

France, UK iyo Wadamada Yurub Oo Taageeraya Ukraine

Recommended Posts

Deeq A.   

James Heappey oo ah wasiirka ciidamada qalabka sida  ee boqortooyada Inkiriiska ayaa shegay in UK iyo 25 waddan  oo ka tirsan  qaaradda yurub ay ku heshiiyeen in gargaar bini’aadanimo iyo saanad ciidan ay u diraan Ukraine,  Wasiirka ayaa hadalkaan ka shegay wareesi uu sinayay BBC .

Dhinaca kale dowlada Faransiiska ayaa shegtay  in xukuumadda kyiv, ay gaarsin doonto  qalab militari oo dhameestiran  si ay iskaga difaacdo quwadda ruushka.

“Maalin cusub ayaa u bilaabatay isbaheeysiga dagaalka ka dhanka ah ayaana shaqeeynaya” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy.

A new day on the diplomatic frontline began with a conversation with @EmmanuelMacron. Weapons and equipment from our partners are on the way to Ukraine. The anti-war coalition is working!

— Володимир Зеленський (@ZelenskyyUa) February 26, 2022

 

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this