Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni iyo Isimada Bari oo maanta shir gaar ah ku ballansan

Recommended Posts

Deeq A.   
1-8.jpg?resize=720%2C413&ssl=1

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Isimada uu hoggaaminayo Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa maanta shir gaar ah ku ballansan Madaxtooyada Boosaaso.

Shirka labada dhinac ayaa ku saabsan arrima ay kamid yihiin xallinta khilaafkii PSF ee sababay dagaalladii ka dhacay magaalada Boosaaso.

Shirkaas ayaa daba socda kulan hordhac ah oo Khamiistii Boosaaso ku dhexmaray labada dhinac kaas oo Isimadu ku casumeen Madaxweynaha.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni iyo Isimada Bari oo maanta shir gaar ah ku ballansan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this