Gheelle.T Posted July 8, 2009 KK, don't you see how Nuune is backtracking? MOD please aa ka dhacday!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 8, 2009 ^Ma fahmin ani, what would removing the photos do for anyone? We've seen it all...The sites laga soo qaaday aaba qaar aadeen aan filaa...Marka xagana (the other site) sawirada MODkee kabixin doono toloow? Nuunka neeftaa ku dhagaanaa filaa, ilaa sawirada laga bixiyo meesha jiq haku ahaato daa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted July 8, 2009 horta aniga waxaan layaaba dadka sawirka waxa weyn layahay sawirka hadi la arko dhib maa kujiro maalinti meeqo qof ku aqoon qaab daradaada iyo nuurkaada jidka ku aragto lol Nuunka abaa saan maa fulay utahay qofta ayada aaba chance fiican usalaxday look how all the guys come out of the cloest when they saw the pictures ...lol weey si shidantahay maistiri awoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 8, 2009 War yaa Ilaah yaqaano oo sawirada ka saaro meesha Dhibka la igu hayo waxba kama ogidiin Koolokaat and Gheele iska aamusa yaakhayoow FUFU, Leenka qaboow salaxitaankiisa wuxuu ku xiranyahay inaa sawirada meesha ka saaro, wixii ka danbeeyo nabiyoow umadaa waaye Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted July 8, 2009 ^^macasha maa lagu suran yahay cawada Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted July 8, 2009 ^^^ Ms BIG cawada wee i bugeenee, yaaba heli karo saas abaabiina Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 8, 2009 Originally posted by nuune: ^^^ Ms BIG cawada wee i bugeenee, yaaba heli karo saas abaabiina I had to quote this, just incase aad hadhoow intaad cabsato edit gareysid! Ms. Big maa hada rabtaa wax caadi inaa nooga dhigtid? Abadan taas masoconeyso...Aboow aboow adi mugoo godka waa sii dheereysanoysaa, yaakaa soo saari doono? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted July 8, 2009 Nuune, how many PM/complaints have you received so far? KK, adi waaba ku sii ridee see camal, ka qaleey duqa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 8, 2009 Thats one curvy gal! lool. Here in la, her nick name would be Booty-on-Duty!! Yup, u guessed it right.. every xalimoo in la has a nickname. lol We have Woobe, 2nd floor, Wanda, pirate-baby, etc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted July 9, 2009 ilaah idinku dhaarshee ma gabadhan baa foolxun? nuune, cagti joogsan weysaa marbey ceeb la kulantaa iska bixi xaalka. koolkat has the evidence Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted July 10, 2009 Juxa, sheekada ma in ilaah la'isku dhaariyee gaartay? Fool keeda ma xumo ee wuu dheeryahay lee... Istaaqfurulaah! Baxarkii ugudambeeyay waaye tan...It is all Nuune's dambi... :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Lily- Posted July 10, 2009 Gosh, you lot are still at the woman? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jamelia Posted July 10, 2009 I agree with KK... She does have an extreme long face. She isn't attractive enough to be crowned MISS E A... She's average. And as for MR Somalia...The less said the better I think Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 11, 2009 ^The judges were looking at different things, not just the forehead. Quote Share this post Link to post Share on other sites
QUANTUM LEAP Posted July 11, 2009 Now thats what one calls Suxuul Baruur:) Quote Share this post Link to post Share on other sites