Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Ucid oo magacaabay Bedelka Xubintii Komishanka Doorashooyinka ee iscasilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga Ucid oo magacaabay Bedelka Xubintii Komishanka Doorashooyinka ee iscasilay

ibraahin.jpg

Xisbiga UCID ayaa usoo xulay Ibraahim Aadam Cali (Ibraahim Macalin), inuu ahaado Xubinta Xisbiga UCID ee komishanka doorashooyinka Qaranka,kadib markii uu is-casilay Cabdifataax Ibraahim Sheekh.Xisbiga ayaa maanta u gudbiyay madaxweynaha xubinta cusub.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this