Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada heer Somaliland oo shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi

Recommended Posts

Deeq A.   

 Guddiga maamulka doorashada xildhibaanadda labada Aqal ee gobollada waqooyi ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga ayaa ogeysiiyay ergada iyo musharaxiinta u tartameysa kuraasta tirsigooda hoos ku xusan in ay  diyaargaroobaan diiwaangelinta maalmaha ku mudeysabn jadwalka hoose.

2-4.jpg?resize=509%2C720&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga doorashada heer Somaliland oo shaaciyay jadwalka doorashada 7-kursi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this