Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Guruuje oo ka dhawaajiyey xog cusub,Muxuuse uga jeedaa?

Recommended Posts

Deeq A.   
Xildhibaan Guruuje oo ka dhawaajiyey xog cusub,Muxuuse uga jeedaa?
” Aduun iyo aragti “.
Doorashooynika waxa laggu galaa Aduun laggu bixiyo ama aragti la iib geeyo , anigu midna maan haynin sababtoo ah , waxaan iska sharaxey xisbi deegaankayga aan aad loogga taageersanayn aniguna aan muddo badan kasoo horjeedey oo aan ku cusubahey , sidaa darteed aragti aan iib geeyo maan haysanin , sidoo kale aduun lacageed oo aan ku kabo aragti la aanta siyaasadeed ee i haysa isna maan haysanin, sidaa markay waxaa is waydiinle duruufahaas sidee baan ula tacaaley ? Buuga sug .
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje
guruuje-1.png

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this