Deeq A. Posted January 30, 2022 Guddiga doorashooyinka heer federal ee maamul gobooleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyey musharraxiinta ka qeyb galaysa doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka oo lagu wado in ay ka dhacdo magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe oo maamulka xarun u ah. Guddiga ayaa soo saaray liiska murraxiinta oo ku tartami doonaa kuraasta doorashadooda lagu wado in ay ka dhacdo magaalad maalinta Barri ah kuwas oo tirsigoodu kalayahay, Hop#005, Hop#033,Hop#088, Hop#052,Hop# 97iyo Hop#98, oo ka tirsan shacabka Halkaan ka aqriso magaca musharraxiinta. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites