Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland Oo Go’aamo Culus Ka Soo Saartay Shirkii Nabada Ee Degaanka  Yagoori

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamo adag ka soo saartay shirkii nabadeynta ee magaalada Yogori, uga socday beelo walaalo ah oo halkaasi diriri ku dhexmartay.

Go’aamadan waxa warbaahinta la wadaagay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed.

Halkan ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this