Sign in to follow this  
Deeq A.

“Madaxweynaha Warqad Ayaanu U Qornay…” WADDANI Oo UCID Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Saaka La Yeesheen Wafti Ka Socda Beesha Caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI ayaa saaka wada hadal u furmay danjireyaasha dalalka Somaliland ka taageera dimuqraaddiyadda iyo horumarka.

Safiirrada ka socda Midawga Yurub, Ingiriiska, Sweden, Norway, Finland, Denmark iyo Germany iyo madaxda Xisbiyada mucaaradka ayaa ka wada hadlayo xaaladda siyaasadda Somaliland, sii xoojinta geeddi-socodka dimuquraaddiyadda Somaliland iyo doorashooyinka qorshaysan in ay Somaliland ka qabsoomaan sanadkan 2022 sidii ay ugu qabsoomi lahaayeen si habsami ah, Halkan hoose ka DAAWO

  • IMG-20220126-WA0024-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0022-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0023-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0021-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0020-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0018-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0017-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0016-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0015-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0013-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0014-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0012-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0011-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0010-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0009-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0008-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0007-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0006-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0005-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0004-1024x683.jpg
  • IMG-20220126-WA0003-1024x683.jpg
  • 7c31d0df-c01a-471a-a9c2-962b692925ab
  • 179141d1-39ee-45db-8471-32b2d930c148

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this