Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   
magaalada-Boosaaso.jpg?resize=1000%2C750

Laamaha Amniga Puntland ayaa sida la xaqiijiyay Boosaaso ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab oo doonayay in ay qaraxyo ka fuliyaan magaalada.

Booliiska oo kaashanaya laamaha Sirdoonka Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubnahaas oo habeen ka hor ka yimid dhinaca buuraha Galgala sida ay xaqiijiyeen saraakiil ciidan oo aan la hadalnay.

Saraakiisha ayaa sheegay in dhammaan xubnahaas qirteen in ay ka tirsan yihiin Shabaab islamarkaana lagu samaynayo baaritaan dhammaystiran.

PUNTLAND POST

The post Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Boosaaso appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this