Sign in to follow this  
Deeq A.

“Qofka Dadka Tahriibinaya Ee La Qabto Waa In 15 Sanno Lagu Xukumaa…” Golaha Wakiillada

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa maanta ka dooday xeerka la dagaalanka iyo ka hortagga tahriibka.

Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada ee Somaliland oo uu shirguddoominayay guddoomiyaha golahaasi mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa waxa mudanayaasha golaha Wakiilladu ay guda galeen ka doodista xeerka la dagaalanka iyo ka hortagga Tahriibka, oo ay soo diyaareen guddi hoosaadka arrimaha bulshada, amniga iyo nabadgalyada ee golahaasi.

Xeerkan ayaa mudanayaashii dooddooda ka dhiibtay waxay soo jeediyeen tallooyin muhiim ah oo la xidhiidha sidii looga hortagi lahaa isla markaana loo xakamayn lahaa aafada tahriibka, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this