Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Diiday Miisaaniyada Dawlada Hoose Ee Gabilay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa saaka guddo galay doodda odoroska Miisaaniyada 2022-ka, oo muddooyinkii u dambeeyey ay gacanta ku hayeen guddi hoosaadka dhaqaalaha ee Golahaasi.

Fadhiga maanta ee Golaha Wakiillada oo uu guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa waxa fadhigan warbixin la xidhiidha Miisaaniyadda ka hor akhrinaya Guddoomiyaha Guddida Dhaqaalaha Xildhibaan Cabdirashiid Cago weyne.

Guddida dhaqaalaha ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday miisaaniyada dawlada hoose ee Gabilay.

Guddida ayaa soo jeedisay in dawlada hoose ee Gabilay ay Isticmaasho miisaaniyadii 2021 .

“Dawladda Hoose Ee Gabilay waa in ay isticmaashaa miisaaniyadoodii hore…”

1-2.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this