Sign in to follow this  
Xafsa

Calanyohow walhanayaa

Recommended Posts

Xafsa   

I came across this poem...I thought all my somali reading nomad would enjoy this.

 

Calanyohow walhanayaa

 

Xaaji Aadan Afqallooc (Muuse Ismail, HY)

 

 

CALANYAHOW WALHANAYAA, ADAAN KUU WARAMAYAAYE;

WADNAHAYGI BAA LALABIXIYO, WIIQI-BAWDADA'E;

MID WASAARADDIISII GABTOO, WEERANBAAD-TAHAYE;

LAGUU-WAA WAKIIL SIDA JAMAAL, WAABSHA GAALADA'E;

WADANKAAD KU DHEERAANLAHAYD, WAA LA-IIBSADAYE;

RAGGII ADIGA WAAXKUU-LAHAA, WAA-LA-WEECSADAYE;

NFD WAREEGEEDANU, WAA-HORUU-DHACAYE;

WAQOOYI IYO KOONFURIBA, WAW-WADA-DHAMMAAYEENE;

HEELADIYO WIGLADA MAALINTII, LAGUGU WAALAAYAY;

WAATAY WALAANDEYNAYEEN, EE WADDACAYEENNE;

GOORTII WALAAL-GARABGALIYO, WEHELBA LOO-WAAYAY;

HAADKIYO WARAABUHU KA-DHEREG, WALAQTANKOODIIYE

Share this post


Link to post
Share on other sites

that is deep flying-still thanx for reminding us how once we had a place we could actually call a home.

 

i really feel sorry for all those brave men who dedicated their own dear life to the cause of the freedom we so easily destroyed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Batuulo   

wooooooooooow...

 

Flying still..... why late sis. just kiding. 1st july inaad noo saarto bey eheed heesta calanka...tnx for sharing us..

 

This is another flag song..

 

Qolobaa calankeedu waa ceynoo

Anagaa keenu waaa cirkoo kale

Aaan caadna lahen ee caashaqa ee

 

 

Xiddig yahay cadi waad na ciidamisee

sidii culagii ciidad marisee

Alloow haku celin Alloow haku celin

 

~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~

 

onather One..

 

calan yahaw ha jabin ha dheelin waligaa dhisnoow///

Hmm..

------------------------------------

calan suubanoow samada u ekoow

maalintii la suray saan u doonayeey

sama ku qaadnayoo sucdi baa tehee

waa inaan u sara kacnaa

salaan la hoostagnaa

markii la saarayee

U sacab tumaay ... BAb BAbABABA. ;)

 

It reminds me my elimantry school.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xafsa   

Originally posted by SHAKA ZULU:

i really feel sorry for all those brave men

Correction my brotha...its men and women....Lets not forget our patriotic sisters.

But thank yo shaka.

BAtuulo macaanto that was touching..some day insha alaah I will go back home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hear Somali hero recite this before he died for his Country in 1977 war.

 

Waxaan ahay naftii hure

manastoo habeen qudha

Nakhuuda yaashii

nacabaan ilaa shalay

Nidarbaan hore umaray

Niyadaydu waa meel

Hadii aanan soo noqon

Calankayga nuurow xxxooo

Allahayow ku nabad gali

 

 

please complete this if you know thanx

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this