Xafsa Posted July 6, 2003 I came across this poem...I thought all my somali reading nomad would enjoy this. Calanyohow walhanayaa Xaaji Aadan Afqallooc (Muuse Ismail, HY) CALANYAHOW WALHANAYAA, ADAAN KUU WARAMAYAAYE; WADNAHAYGI BAA LALABIXIYO, WIIQI-BAWDADA'E; MID WASAARADDIISII GABTOO, WEERANBAAD-TAHAYE; LAGUU-WAA WAKIIL SIDA JAMAAL, WAABSHA GAALADA'E; WADANKAAD KU DHEERAANLAHAYD, WAA LA-IIBSADAYE; RAGGII ADIGA WAAXKUU-LAHAA, WAA-LA-WEECSADAYE; NFD WAREEGEEDANU, WAA-HORUU-DHACAYE; WAQOOYI IYO KOONFURIBA, WAW-WADA-DHAMMAAYEENE; HEELADIYO WIGLADA MAALINTII, LAGUGU WAALAAYAY; WAATAY WALAANDEYNAYEEN, EE WADDACAYEENNE; GOORTII WALAAL-GARABGALIYO, WEHELBA LOO-WAAYAY; HAADKIYO WARAABUHU KA-DHEREG, WALAQTANKOODIIYE Quote Share this post Link to post Share on other sites
SHAKA ZULU Posted July 8, 2003 that is deep flying-still thanx for reminding us how once we had a place we could actually call a home. i really feel sorry for all those brave men who dedicated their own dear life to the cause of the freedom we so easily destroyed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Batuulo Posted July 8, 2003 wooooooooooow... Flying still..... why late sis. just kiding. 1st july inaad noo saarto bey eheed heesta calanka...tnx for sharing us.. This is another flag song.. Qolobaa calankeedu waa ceynoo Anagaa keenu waaa cirkoo kale Aaan caadna lahen ee caashaqa ee Xiddig yahay cadi waad na ciidamisee sidii culagii ciidad marisee Alloow haku celin Alloow haku celin ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ onather One.. calan yahaw ha jabin ha dheelin waligaa dhisnoow/// Hmm.. ------------------------------------ calan suubanoow samada u ekoow maalintii la suray saan u doonayeey sama ku qaadnayoo sucdi baa tehee waa inaan u sara kacnaa salaan la hoostagnaa markii la saarayee U sacab tumaay ... BAb BAbABABA. It reminds me my elimantry school. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xafsa Posted July 12, 2003 Originally posted by SHAKA ZULU: i really feel sorry for all those brave men Correction my brotha...its men and women....Lets not forget our patriotic sisters. But thank yo shaka. BAtuulo macaanto that was touching..some day insha alaah I will go back home. Quote Share this post Link to post Share on other sites
guleedyare Posted July 12, 2003 I hear Somali hero recite this before he died for his Country in 1977 war. Waxaan ahay naftii hure manastoo habeen qudha Nakhuuda yaashii nacabaan ilaa shalay Nidarbaan hore umaray Niyadaydu waa meel Hadii aanan soo noqon Calankayga nuurow xxxooo Allahayow ku nabad gali please complete this if you know thanx Quote Share this post Link to post Share on other sites