nuune Posted June 5, 2003 here is my favorite one: indha caashaq buu igu eegayoo by maryan mursal Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahdi- Posted June 5, 2003 I paid some heed for few moments to listening that song of Maryam Mursal, thanks Nuune for the share. It's captivating, touching, and heartrending though. If I try to let you listen (sorry, but the song isn't that available) one of My favorite songs, it would be somewhat difficult to me to distinguish which one since they're so many from the Qaraamis'. I'll however, show you the one that I liked the most which, as I thooght is well-known by everyone who is familiar with the Qaraami Somali songs. It's a great song by the famous Somali singer of Mohammed S. Tubeec, namely "Adduunyada nin dhoofiyo" The song is not available in an audio at this point of time or you won;t be able to get it from the Internet. I'll thherefore, endeavor to write its lyrics down. Adduunyada nin dhoofiyo Ninkii degan dhulkii hooyo Nin dhergiyo nin dhowr qadday Aan dheef hayn Dhedig iyo laboodbaa Hawli kama dhamaatee Qof walibaa wixii dhibay Dhafoorkay ku taalaa Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Anba kuguma dhaafeen Hadday taadu dheelido e-eh Maxaa dhacay; dhankaagay Ka jiiftaa dhaliishuye Ma dhiirado nimaan garab Wax lagula dhisaynine-e-e Nafta dhool hilaaciyo Dhibic baa u muuqdee Anna dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Jacaylkeediii dhuuxiyo Lafaha wuu u dhaadhacaye Dhulkoo doog dhir iyo ubax Dhamaan hadheeyeen Dhawristeeda oo qudha Ayaan dhawr ku qadayaa Wali dhaban mid kula mida Kama dhalanin adduunkee Ana dhaawacaygii Jacayl dhidibka aastaan La dheeldheeliyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahdi- Posted June 5, 2003 C. Dhuule's songs are also romentic. He was once known as, I don't know whether you heard this or not, "The Invisible Man of Love" Scrutinize this song by Dhuule himself. (May Allah have mercy upon him) Geesi iyo Hanad-baa La gaboodsadaa Rag ninkii wax garadaa La gar waaqsadaa Waa nin gala abaaloo Gudi kara wanaagoo Samo kugu gargaree -ha-ha--haaa Gar eexiyo; aAdoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsha ila gal Ama gooni noqoo Aan kaa go'e-e Aan kaa go'e-e Galad iyo ayaan baa Lagu guursadaa Talo aad gorfaysaa Geed lala tagaa Runta laga garaabaa Layskuma gayaxa oo Gees lagama eegee ha-ha-a-ha-a-a Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsaha ila gal Ama gooni noqoo Aan ka go'e-e Aan ka go'e-e Gaban maayo anniguye Adaan kuu go'e-e Jacaylbaa I gooyee (I gubayee) Adna ii garaw Haygu noqonin geed adag Aan go'i karaynoo Gacmaa daalinaayee ha-h-a-a h-a-a-a Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsaha ila gal Ama gooni noqoo Aan ka go'eee Aan ka go'e-e.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mohamed Farrah Posted July 29, 2003 hey nomads there is a song I heard a long time and as matter of fact I don't know who sing that song, here it goes like thise ADDAA GEESIYOW BIQENEE GALAYROW ADDAA PP help me out here I love to know more about that song thnx Quote Share this post Link to post Share on other sites
La-y-La Posted July 31, 2003 mahdi, i used to luv the last song by o.dhuule, I been looking 4 the lyrics 4 sometime now. I dont listen to it anymore tho cuz he dead, Allah ha u naxariisto. N.way, I luv Maryan Mursal's "somali u diida ceeb..." and this other song i dont know the singer, it goes somthing like, "amaanada illah bey noqot kumaan ilaawinee.." thats it. peace!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
mangalool Posted August 1, 2003 NUUNE-SALAAN SXB. waaa hees macaaan laakiin waynu kagaboowney baan moodayey? loool mise waxaynu kaga dhignaa ruug cadaagii soo rogaal celi?. mahdi heestaasi waxay kujirtaa riwaayad la odhan jirey aan ka quusto aabahay,1963gii ayey ahayd,lol malaa waabay inaga da,weyntahay, waase heersare, maxamed saleebaan tubeec waxaan ka dhegeystaa HOOYOOY LA,AANTAA-IYO CAJABAYEY-AMA GUFAACO, RAAXEEYE AMA QARAAMI,,,,,MARYAN MURSAL? IYADA WAXAAN AAD UUGA DHEGEYSTAA GARWAAQSI, IYO QABAR-SANAACI. MALAA FANKA LAGAMABA GABOOBO ?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 1, 2003 *SeReNiTy* , i think it is mohamed syleybaan tubeec who sang "amaanada illah bey noqot kumaan ilaawinee" i like this song wallaahi,i may be wrong!! kuwa laqaadayo heestaas waxaa ka mid ah magool who was in the front line. click here to listen to that song Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muhammad Posted November 27, 2004 Originally posted by mire: C. Dhuule's songs are also romentic. He was once known as, I don't know whether you heard this or not, "The Invisible Man of Love" Scrutinize this song by Dhuule himself. (May Allah have mercy upon him) Geesi iyo Hanad-baa La gaboodsadaa Rag ninkii wax garadaa La gar waaqsadaa Waa nin gala abaaloo Gudi kara wanaagoo Samo kugu gargaree -ha-ha--haaa Gar eexiyo; aAdoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsha ila gal Ama gooni noqoo Aan kaa go'e-e Aan kaa go'e-e Galad iyo ayaan baa Lagu guursadaa Talo aad gorfaysaa Geed lala tagaa Runta laga garaabaa Layskuma gayaxa oo Gees lagama eegee ha-ha-a-ha-a-a Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsaha ila gal Ama gooni noqoo Aan ka go'e-e Aan ka go'e-e Gaban maayo anniguye Adaan kuu go'e-e Jacaylbaa I gooyee (I gubayee) Adna ii garaw Haygu noqonin geed adag Aan go'i karaynoo Gacmaa daalinaayee ha-h-a-a h-a-a-a Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Gar eexiyo; Addoon godob u malayn Hawsaha ila gal Ama gooni noqoo Aan ka go'eee Aan ka go'e-e.. Mahdi..: I'm watching this song right now. It is one of my fav songs!! I'm watching the video in which he is standing behind a river dressed in white! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bess. Posted November 29, 2004 i truly agree with u...i luv cumar dhuule cali....he is the true king of romancantic songs.....this is my favourite of all his songs..."indhaheyagaa ooyayee"....i would luv it if someone wrote the lyrirc down.... thanks here is the song enjoy... http://www.hobyonet.com/audio/indhaheygaa.ram Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted November 29, 2004 ^^^Gember waxaa la dhigtaa meel kula goddon...what kynda of nacnac is thaaat... ..i don't get this kynda stuff(reer xamar songs) too much nacnac for my ears.... **gooska gadaal** **gadaal gadaal** asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted November 30, 2004 Dawaco those songs make me want inaan garbasaarteyda xirto and start to shake ...they're nice songs and nice selection don't let old bullies like 'u know who' convince u otherwise my choice Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted December 1, 2004 I too love Cumar Dhuule, but Samatar remains my number 1 man, I call him the man of classics. There isn’t a song associated with this man, that isn’t considered a classic. I especially love the song called ‘Ma O gtahay Siraadeey’. It depicts, true, genuine, unpretentious love. You can hear it here: Ma ogtahay Siraadeey and the words: enjoy this singa-a-long on me nomads Ma ogtahay Siraadeey Caashaqii ina sirayee Sahalka aynu moodnee Ina saaqay berigii Inuu soo kordhaayo Ciid (?) iyo dabeylihii Soo kiciyey ceeeryaamo Oon xalay saqdii dhexe Huradadii ka salaaloo Too toosey dhow jeer Safaad maleh jacaylkuyee Waan sidaaye ila qabo Soo dhawoow ila qabo Oo ha igu siideeyn Ma ogtahaay Siraadeey Sadex sano iyo dheeraad Intaa waan ku sugayoo Nafta waan sasabayee Beri bay si uun noqon Saadambeey wax kula qaban Saadaasha galiyee Sidaan fili kagaacaylkuba Adi kumaba gaadhino Waabad sahalshaneysaa Safaad maleh jacaylkuyee Waan sidaa ye ila qabo Soo dhawoow ilaqabo Oo ha igu siideeyn Ma ogtahay siraadeey Somaali oo idil Uma sidatid qurixdee Hablo kula sinmaa jiraa Oo aan saa u eeginee Waad suaali kaligaa Maxaan kaaga sahansaday Sababtuna waxay tahay Sambabada iyo beerkiyo Wadnahaygaaad sudhantahay Safaad maleh jacaylkuyee Waan sidaa ye ila qabo Soo dhawoow ilaqabo Oo ha igu siideeyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
QUANTUM LEAP Posted December 2, 2004 Love THIS Classic known as FILAN MAYN MARIANE- INAAD MAYA ILEDAHAY. Caashaqa isooriday anka raysto howshee....... Benie raad maleh Anyone got them or know where I can find them Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 2, 2004 Honestly I have that song and I love it, but if I tell where to it would be MN or (Minnesota) any Studio, they have that................ Go figure:.......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted December 8, 2004 Mohamed Nuur Giriig, This song is classic, I love da music. here is one more of Giriig's songs Boodhari sidiisa barashadaa jaceelkanaaaa remember these songs were in the 1960s Ilaah ha u naxariisto Mohamed nuur giriig Quote Share this post Link to post Share on other sites