Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wakiillada Somaliland Oo Madaxweyne Biixi Dib Ugu Celinaya 14 Mas’uul Oo Uu Magacaabay Iyo Sababta

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Ayaa saaka xildhibaanada golahaas ku war galiyey in ay ka shirgudoon ahaan madaxweynaha dib ugu  celin doonan 14 masuul oo uu madaxweynuhu magacaabey kuwaas oo mudadii distoorku ogolaa aan loo soo gudbin golaha.

Masuuliyiintan Madaxweynaha dib loogu celiyey, ayaa u badan Wasiirro uu Madaxweyne Muuse Biixi Magacaabay bishii September ee sannadkii hore 2-eedii, kuwaas oo dhaafay wakhtigii distuurku waajibanayey in Golaha Wakiillada la horgeeyo oo ahayd 90 maalmood.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in 4 masuul oo kaliya golaha loo soo gudbin doono kuwaas oo mudadii sharcigu ogolaa magacow-naa

Afartan mas’uul ee aan madaxweynaha lagu celin ayaa kala ah:

1. Wasiirka cusub ee wasaaradda horumarinta Reer miiga.

2. Guddoomiyaha cusub ee Guddida Qandaraas-yada

3. Axmed Xasan Ibraahim  xubin ka tirsan kominshanka maamul wanaaga.

4.  Guddoomiye ku xigeenka Haay’adda Shaqaalaha

Masuuliyiinta madaxweynuhu magacaabay ee dib loo celiyay ayaa kala ah:

1.jpg 271130362_350721200213432_63556317016469

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this