Sign in to follow this  
Deeq A.

Maraykanka oo  si toosa ugu hanjabay Farmaajo oo uu ku eedeeyay inuu carqaladeynao Doorashada Madaxtooyada Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Maraykanka oo  si toosa ugu hanjabay Farmaajo oo uu ku eedeeyay inuu carqaladeynao Doorashada Madaxtooyada Somalia

 

Dawladda Mareykanka ayaa sheegtay inay diyaar u tahay Inay talaabo ka qaado kuwa caqabada ku ah Nabadda Soomaaliya.

”isku dayga joojinta awooda Rooble waa wax laga naxo, waxaan taageeraynaa dadaalkiisa ku Aadan doorashada kalsooni lagu qabo”

Ayaa lagu yidhi war saxaafadeed Ka so baxay wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka, waaxda u qaabilsan Afrika.

The U.S. is prepared to act against those who obstruct Somalia’s path to peace. The attempted suspension of @MohamedHRoble is alarming & we support his efforts for rapid & credible elections. All parties must desist from escalatory actions & statements. https://t.co/gQwkRhGvY8

— Bureau of African Affairs (@AsstSecStateAF) December 27, 2021

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this