Deeq A. Posted December 28, 2021 Abwaan Daaha Gaas oo ku tufay Ex-Maayir Muraad “Waxa ceeb ah in maayarkaa cusub ee dadaalaya ee Burco loola dhaqmo si anshaxa ka baxsan, hadii uu maayarkii hore waxaa bilaabo anaguna Cabdirisaaq Hero, ayaanu harab istaagaynaa”. “Burco iyo abtiyaashii way ka xishoodeen sxbkay ina muraad isna maanta inuu eryadaa waa ku ceeb maayarkeenu waa hero”. Burcoy kala qaybintiyo Labadii beelood la Dhaaf Beentiyo ku maxaafsigii Manihin bari iyo galbeed Daamiyo kala baal hadeer Bogiyo beerkii is jecel Baahiyo isku dhiba dareen Bulshada isku jiidha iyo Burcada dib u dhalatayee Wanaaga u barantatiyo Dunida baacsantaynu nahay Barbaar taan dooranee Hiilkaaga usoo banbaxay Ayaan nin danlihi birayn Qabyaalada lagu budhayn Abwaan Daaha Abdi Gaas Qaran News Share this post Link to post Share on other sites